HomeMaqalDhageyso:-Qarjab”Cid kasta oo amniga qalqal gelisa waan u midoobeynaa

Dhageyso:-Qarjab”Cid kasta oo amniga qalqal gelisa waan u midoobeynaa

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wasiirka Amniga dowlad Goboleedka Puntland Cabdi xersi cli Qarjab ayaa ugu baaqay shacabka ku nool deegaanada Puntland in ay u midoobaan islamarkaana ay hal mel uga soo wada jeestaan cid kasta o qalqal gelineysa amniga Putland. Waxa uu sheegay in mudada 19 Sana ah oo ay jirtay puntland ay agartay hiigsi wyen oo ah amni […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Amniga dowlad Goboleedka Puntland Cabdi xersi cli Qarjab ayaa ugu baaqay shacabka ku nool deegaanada Puntland in ay u midoobaan islamarkaana ay hal mel uga soo wada jeestaan cid kasta o qalqal gelineysa amniga Putland.

Waxa uu sheegay in mudada 19 Sana ah oo ay jirtay puntland ay agartay hiigsi wyen oo ah amni iyo horumar islamarkaana la aqbaleyn in dib loo celiyo sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in loo baahan yahay in Shacabka Puntland ay isku aragti ka noqdaan dalakana ay difaacaan.

Hadalkaan ayaa waxa uu sheegay xili uu Maanta shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe kadib afar uu ugu maqnaa dalka dibaddiisa.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts