HomeMaqalDhageyso:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Jawaab ka bixinaya dadkii lagu laayay deegaanka...

Dhageyso:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Jawaab ka bixinaya dadkii lagu laayay deegaanka Gandershe

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Maleeshiyaad hubeysan ayaa ilaa Saddex ruux ku dishay deegaanka Gandershe ee Gobolka Shabeellaha Hoose halka 5 kale ay ku dhaawaceen kadib markii ay rasaas ku fureen goob ay dadkasi ku sugnaayeen.

Hadaba Warar soo baxayay ayaa waxa ay sheegayeen in dadkaas loo dilay sababo la xiriira aanooyin qabiil balse Warkaas War ka duwan waxaa Caawa Shaaciyay taliska Meleteriga Gobolka Shabellaha Hoose.

Afhayeenka Ciidamada Meleteriga Soomaaliya ee gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ciise Maxamuud ayaa sheegay in falkaas ay ka dambeeyeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab,islamarkaana y u dileen sababo la xiriira Qaadka ama Jaadka oo ay Al-Shabaab diideen balse ay dadkaas isticmaalayeen.

Waxa uu sidoo kale hadalkiisa intaas ku daray in ay dhawaan Jawaab Cad ka bixin doonaan falkaas lagu dilay Saddexda Qof 5 kalena lagu dhaawacay.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Afhayeenka

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories