HomeMaqalXalane Waa Qeyb ka mid ah Muqdisho,Wasiiro soo arkay 150 Shirkadood oo...

Xalane Waa Qeyb ka mid ah Muqdisho,Wasiiro soo arkay 150 Shirkadood oo Sharcidaro ku degan Xalane

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Dood adag ayaa dhex martay Wasiiro,Wasiir ku xigeeno iyo taliyaal Ciidan oo maanta booqday Xarunta Xalane oo fariisin u ah Ciidamada Amisom Safaarado kuwa reer Galbeedka u badan,Hay’addaha UN,ka Hoteelo iyo shirkaddo Ganacsi oo 150 ka badan. Wasiirada iyo Wasiir ku xigeenada maanta tagay xalane ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Maaliyada Soomaaliya C/Raxmaan duceele […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dood adag ayaa dhex martay Wasiiro,Wasiir ku xigeeno iyo taliyaal Ciidan oo maanta booqday Xarunta Xalane oo fariisin u ah Ciidamada Amisom Safaarado kuwa reer Galbeedka u badan,Hay’addaha UN,ka Hoteelo iyo shirkaddo Ganacsi oo 150 ka badan.

Wasiirada iyo Wasiir ku xigeenada maanta tagay xalane ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Maaliyada Soomaaliya C/Raxmaan duceele Beyele,Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Saalax Axmed Jaamac iyo Wasiir ku xigeeno.

- Advertisement -

Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Soomaaliya oo meesha ka hadlay ayaa marka hore u sheegay shirkaddaha meesha degan in Xalane ay tahay qeyb ka mid ah Soomaaliya islamarkaana ay u hoggaansamaan Sharciga dalka ka jira ayna bixiyaan Canshuurta.

Wasiir Saalax ayaa sidoo kale sheegay Shaqaalaha Ajnabiga ah ee halkaasi ku sugan ay baari doonaan Shaqadooda si loo ogaado in ay jiraan Shaqooyin uu qaban karo qof Soomaaliyeed si Shaqo abuur loogu sameeyo Dhalinyarada Soomaaliyeed ee mararka qaar dalka ka tahriiba.

Mid ka mid ah Saraakiishii kulankaas Goobjooga ka ahaa ayaa si awood ah ugu sheegay Madaxda shirkadahaas in aysan Soomaaliya ka Shaqeyneyn doonin hadii aysan isdiiwaangelin.

- Advertisement -

Dhanka kale Wasiirka Warfaahinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow,ayaa ugu baaqay Madaxda Shirkaddaha Ajnabiga ah iyo kuwa Soomaliga intaba eek a Shaqaeeya Xerada Xalane Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde iyo Dekadda weyn ee Muqdisho in ay si dhaqso ah isku soo diiwaan geliyaan si ay waajib ugu noqoto in ay Canshuurta bixiyaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts