HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Jubbaland oo dhaliil u jeediyay Hay’adaha ka howlgalla deegaanadooda

Dhageyso:-Maamulka Jubbaland oo dhaliil u jeediyay Hay’adaha ka howlgalla deegaanadooda

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay Wadashaqeyn la’aan ay ka tirsanayaan Hay’adaha ka howlgalla deegaanada Maamulka Jubbaland xili ay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ay ka socdaan kulamo u dhaxeeya madaxda Jubbaland iyo kuwa Hay’addaha. Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Gooni ayaa sheegay in Hay’addaha ay ka tirsanayaan wadashaqeyn la’aan dhexdooda ah islamarkaana cabashooyin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay Wadashaqeyn la’aan ay ka tirsanayaan Hay’adaha ka howlgalla deegaanada Maamulka Jubbaland xili ay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ay ka socdaan kulamo u dhaxeeya madaxda Jubbaland iyo kuwa Hay’addaha.

Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Gooni ayaa sheegay in Hay’addaha ay ka tirsanayaan wadashaqeyn la’aan dhexdooda ah islamarkaana cabashooyin badan oo ka imaanaya dhanka Shacabka ay ka soo gaarayaan dhankooda.

- Advertisement -

Waxa uu sidoo kale hadalkiisa intaas ku daray in xiriir xumada kala dhaxeysa Jubbaland Hay’adaha ay keentay in ay ku soo aruuraan Magaaalada Kismaayo taas oo keentay in Shaqooyinkoodii looga baahnaa in ay Shacabka u qabtaan ay hal meel ka wada dhigteen.

Hoos Ka Dhageyso Codka gudoomiyaha Gobolka Gedo

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts