HomeMaqalDhageyso:-Puntland oo sheegtay in ay hayaan xog ku saabsan Weeraro ay qorsheenayaan...

Dhageyso:-Puntland oo sheegtay in ay hayaan xog ku saabsan Weeraro ay qorsheenayaan Al Shaabaab

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug ee Puntland ayaa ka hadlay xalada amaan ee Magaalada Gaalkacyo mudo laga joogo 24 saac kadib heshiiskii dhexmary Mauuliyiin ka kala socotay Maamulada Puntland iyo Galmudug. Gaashaanle Sare Aadan Nuur Qaal ayaa sheegay in xaalada amaan ee Magaalada Gaalkacyo aad u wanaagsatahay Ciidamada Booliska ay ku guleesteen soo Qabshada dad […]

- Advertisement -
- Advertisement -
Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug ee Puntland ayaa ka hadlay xalada amaan ee Magaalada Gaalkacyo mudo laga joogo 24 saac kadib heshiiskii dhexmary Mauuliyiin ka kala socotay Maamulada Puntland iyo Galmudug.
Gaashaanle Sare Aadan Nuur Qaal ayaa sheegay in xaalada amaan ee Magaalada Gaalkacyo aad u wanaagsatahay Ciidamada Booliska ay ku guleesteen soo Qabshada dad badan oo ka shaqeenayay falal iskugu jira amni daro iyo dhaqan Xumo sida uu sheegay Taliyaha.

 

Sidoo kle wxa uu hadalkiisa intaas ku daray in laamaha amniga ay ogaadeen xog ku sbsab qarxyo la doonayo in lga fuliyo Magaalada Gaalkacyo.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts