HomeMaqalDhageyso:-Gabar Yar oo Koronto silayaab leh ugu dishay Xaafada Suuqa Xoolaha

Dhageyso:-Gabar Yar oo Koronto silayaab leh ugu dishay Xaafada Suuqa Xoolaha

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wararka aan ka heleyno Xaafada Suuqala Xoolaha ee degmada hurwaa ayaa waxa ay sheegayaan in  Gabar yar ay koronto ku dishay halaas kadib markii ay korontadii qabsatay. Gabadhaan ayaa la sheegay in dhalaneed mudo todobo bilood ah,waxana la sheegay in Koromtadii qabsatay ay durba Goobta ugu geeriyootay. Cabdullaahi Sheekh Axmed oo ah Adeerka Gabadhaas oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Xaafada Suuqala Xoolaha ee degmada hurwaa ayaa waxa ay sheegayaan in  Gabar yar ay koronto ku dishay halaas kadib markii ay korontadii qabsatay.

Gabadhaan ayaa la sheegay in dhalaneed mudo todobo bilood ah,waxana la sheegay in Koromtadii qabsatay ay durba Goobta ugu geeriyootay.

- Advertisement -

Cabdullaahi Sheekh Axmed oo ah Adeerka Gabadhaas oo la soo xiriiray Idaacadda Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in Gabadha xiligii ay geeriyooneysay ay ku jirtay mid ka mid ah Qolalka gurigooda oo ku yaalla laanta  Sheekh Cali Diyaar ee Xaafada Suuqa Xoolaha degmada hurwaa.

Sidoo kale waxa uu sheegay in ilaa iyo hada ay la yaaban yihiin sababta ay waxaana ku dhaceen islamarkaana ay baaritaan ku sameeyeen koronto ilaa iyo hadana aysan arkin meel fiiqan oo Gabadhu ay korontada ka qabsatay.

Ugu dambeen waxa uu ugu baaqay Maamulka shirkadda Korontada in ay magdhaw ka siiyaan sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Adeerka

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts