HomeMaqalDhageyso:-Wasaarada Amniga oo faah faahisay Qaraxii ka dhacay Xarunta Degmada Wadajir

Dhageyso:-Wasaarada Amniga oo faah faahisay Qaraxii ka dhacay Xarunta Degmada Wadajir

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wasaarada Amniga Soomaaliya ayaa faah faahin Guud ka bixisay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta Duhurkii lagu qaaday Xarunta Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir. Afhayeenka Wasaarada Amniga Axmed Maxamuud Maxamed (Sayid Carab) oo Saxaafada la hadlayay ayaa waxa uu ku eedeeyay in qaraxaasi in ay ka dabeeyaan Cadawga Shacabka Soomaaliyeed ee Al-Shabaab sida uu hadalka u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaarada Amniga Soomaaliya ayaa faah faahin Guud ka bixisay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta Duhurkii lagu qaaday Xarunta Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir.

Afhayeenka Wasaarada Amniga Axmed Maxamuud Maxamed (Sayid Carab) oo Saxaafada la hadlayay ayaa waxa uu ku eedeeyay in qaraxaasi in ay ka dabeeyaan Cadawga Shacabka Soomaaliyeed ee Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Isagoo ka hadlayay khasaaraha ka dhashay qaraxaas ayaa waxa uu sheegay in ay ku geeriyoodeen ilaa in ka badan 10 ruux halka 9 qof oo kale ay ku dhaawacmeen ku waas oo haatan lagu dabiibayo qaar ka mid ah Isbitaalada ku yaalla magaalada Muqdisho.

Xaalada goobtii uu qaraxa ka dhacay ayaa lagu soo waramayaa in ay haatan tahay mid Caadi ah basle ay si aad ah u burburtay xarunta maamulka degmada Wadajir islamarkaana ay ku sugan yihiin dad Eheladooda oo ka maqan baadi goobaya.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts