HomeMaqalDhageyso:-Madaxtooyada Soomaaliya oo ka farxisay Caruurta Agoonta Afgooye

Dhageyso:-Madaxtooyada Soomaaliya oo ka farxisay Caruurta Agoonta Afgooye

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa ka faalad qaaday xanaaneynta carruurta agoonta ee ku jira xarun ku taalo degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo ay gacanta ku hayaan ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Cabdinuur ayuu Madaxweynaha u soo wakiishay in uu ku wareejiyo lacag loogu talagalay inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa ka faalad qaaday xanaaneynta carruurta agoonta ee ku jira xarun ku taalo degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo ay gacanta ku hayaan ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Cabdinuur ayuu Madaxweynaha u soo wakiishay in uu ku wareejiyo lacag loogu talagalay inay ku ciidaan carruurta agoonta oo ahayd Ex-xarunta agoonta gabdhaha ee Kacaan, waxaana canugiiba la siiyay $110 dollar.

- Advertisement -

Agaasimaha ayaa sidoo kale sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya Caruurtaad ay kafaala qaday Noloshooda Madaxtooyada Soomaaliya islamarkaana bil walba ay bixin doonto waxyaabaha ay u baahan yihiin.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts