HomeMaqalDhageyso:-Naaafada deegaanka Ceel-Cadde oo Xarig iyo jirdil la iskugu daray

Dhageyso:-Naaafada deegaanka Ceel-Cadde oo Xarig iyo jirdil la iskugu daray

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Ururka Naafada ku nool deegaanka Ceel-Cadde ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay ka cabanayaan musuq maasuq iyo jirdil loo geestay qaar ka mid ah Naafada halkaasi ku nool halka qaarkood ay sheegen in Xabsiga loo taxaabay. Xasan Khaliif foodeey Gudoomiyaha Ururka Naafada deegaanka Ceel-Cadde ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo la soo xiriiray Idaacadda Dalsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ururka Naafada ku nool deegaanka Ceel-Cadde ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay ka cabanayaan musuq maasuq iyo jirdil loo geestay qaar ka mid ah Naafada halkaasi ku nool halka qaarkood ay sheegen in Xabsiga loo taxaabay.

Xasan Khaliif foodeey Gudoomiyaha Ururka Naafada deegaanka Ceel-Cadde ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo la soo xiriiray Idaacadda Dalsan Xarunta muqdisho ayaa sheegay in mid ka mid ah Gudoomiye Waaxeedyada deegaanka Ceel-Cadde uu u geestay jirdil islamarkaana uu Xabsiga u taxaabay kadib markii ay u doonteen Gargaar  halkaasi la keenay uu doonayay in uu marin habaabiyo sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxaa kaloo uu hadalkiisa intaas ku daray in Gudoomiye Waaxeedka laga soo magacaabay degmada Balcad dhawaan uu dhibaato ku hayo Naafada ku nool deegaanka Ceel-Cadde islamarkaana ay soo adeejinayaan qaar ka mid ah masuuliyiinta deegaanka Ceel-Cadde oo horay u bartay in ay wixii la keeno musuq maasuqaan sida uu hadalka u dhigay.

Ugu dambeen waxa uu ugu baaqay Madaxda Sare ee dalka iyo maamulka hir-Shabeelle in ay rintaan wax ka qabtaan iyo musuq maasuqa lagu hayo Gargaarka loogu talo galay.

Hoos Ka Dhageyso Codka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts