HomeMaqalDhageyso:-Gudoomiye Thaabit Muxuu ka yiri Shirweynihii Dib u heshiisiinta ee la soo...

Dhageyso:-Gudoomiye Thaabit Muxuu ka yiri Shirweynihii Dib u heshiisiinta ee la soo gaba gabeeyay?

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay shirkii dib u heshiisiinta iyo Hanaanka qaran  ee shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada muqdisho kaas oo ay ka qeyb galeen Wakiilo ka kala socday Maamul goboledyada dalka ka jira iyo waliba sidoo kale qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed. Mudane Thaabit,ayaa sheegay […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay shirkii dib u heshiisiinta iyo Hanaanka qaran  ee shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada muqdisho kaas oo ay ka qeyb galeen Wakiilo ka kala socday Maamul goboledyada dalka ka jira iyo waliba sidoo kale qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed.

Mudane Thaabit,ayaa sheegay in shirkaas uu yahay horumar weyn oo la gaaray islamarkaana tani ay horseed u noqonkarto in ay Bulshada Soomaaliyeed isdhex galaan.

- Advertisement -

Waxa uu sidoo kale sheegay in shirkaan kii ka horeeyay ee la qabtay mudo 10 Sano ka hor uu isagu goobjoog ahaa dad badan oo ka qeybgalayna ay weli diyaar u yihiin dib u heshiisiinta dadka Soomaaliyeed waxana leeyahay ku soo dhawaada muqdisho.

Hadalkaan ayaa gudoomiyaha Gobolka Banaadir waxa uu sheegay xili uu Casho Sharaf xalay Muqdisho ugu sameeyay dadkii ka qeybgalay Shirkii dib u heshiisiinta iyo hanaanka Qaran ee Shalay la soo gaba gabeeyay.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories