HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Hir-Shabeelle oo ka hadlay dagaal beleedyada ka socda G/Hiiraan

Dhageyso:-Maamulka Hir-Shabeelle oo ka hadlay dagaal beleedyada ka socda G/Hiiraan

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Gudoomiyaha Baarlamanka Maamulka Hir-Shabeelle ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan dagaaladaas oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sheekh Cismaan Bare Maxamed oo Maanta Warbaahinta kula hadlayay Magaaalda Jowhar ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin dagaal beeleedyada ka socda qeybo ka mid ah Gobolka hiiran […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Baarlamanka Maamulka Hir-Shabeelle ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan dagaaladaas oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Sheekh Cismaan Bare Maxamed oo Maanta Warbaahinta kula hadlayay Magaaalda Jowhar ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin dagaal beeleedyada ka socda qeybo ka mid ah Gobolka hiiran oo ay waxyeelada ka soo gaareysa Shacabka Soomaaliyeed ee lagu dul dagaalamayo.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in ka maamul ahaan ay u direen Wasiiro ka tirsan Maamula hir-Shabeelle islamarkaana ay wadaan waan waan ku aadan sidii dagaaladaas xal looga gaari lahaa.

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts