HomeMaqalDhageyso:-Shacabka Magaalada Baydhabo oo amar lagu soo rogay

Dhageyso:-Shacabka Magaalada Baydhabo oo amar lagu soo rogay

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Gudoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere C/Raxmaan ayaa ugu baaqay Shacabka ku nool Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska Magaalada Baydhabo iyo sidoo kale dhanka Nabadgelyada. Isagoo sii hadlayay ayaa waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in Shacabka iyo maamulka ay ka wada Shaqeeyaan amniga iyo dib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere C/Raxmaan ayaa ugu baaqay Shacabka ku nool Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska Magaalada Baydhabo iyo sidoo kale dhanka Nabadgelyada.

Isagoo sii hadlayay ayaa waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in Shacabka iyo maamulka ay ka wada Shaqeeyaan amniga iyo dib u dhiska islamarkaana Maamulka uu furi doono Goobo lagu aruuiyo Dhaqaalo dib loogu soo celinaayo Bilicdii ay laheyd degmada Baydhabo.

- Advertisement -

Gaba gabadii waxa uu sheegay in Shacbka looga baahan yahay in ay garab istaagaan Maamulkooda islamarkaana aysan waxba ka sugin dad kale.

Hadalkaan ayaa waxa uu sheegay gudoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere C/Raxmaan xili uu kulan la qaatay Shacabka ku nool Magaalada Baydhabo isagoo kala hadlayay arimaha amniga iyo Bilicda Magaalada.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts