HomeMaqalDhageyso:-Gudoomiyaha G/Banaadir oo ka hadlay howlgalka xasilinta Amniga Muqdisho

Dhageyso:-Gudoomiyaha G/Banaadir oo ka hadlay howlgalka xasilinta Amniga Muqdisho

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Ciidamada isku dhafka ah ee xasilinta magaalada Muqdisho ayaa howlgallo joogto ah ka wada caasimadda Muqdisho gaar ahaan isgoysyada iyagoo mid mid ubaaraya gaadiidka raaxada iyo kuwa dadweynaha. Howlgalka ay ciidamada xasilinta wadaan ayaa u muuqda mid sii xoogeysanayay 24kii saacadood ee la soo dhaafay madaama lagu jiro maalmo intabadan ay Alshabaab ku soo beegi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada isku dhafka ah ee xasilinta magaalada Muqdisho ayaa howlgallo joogto ah ka wada caasimadda Muqdisho gaar ahaan isgoysyada iyagoo mid mid ubaaraya gaadiidka raaxada iyo kuwa dadweynaha.

Howlgalka ay ciidamada xasilinta wadaan ayaa u muuqda mid sii xoogeysanayay 24kii saacadood ee la soo dhaafay madaama lagu jiro maalmo intabadan ay Alshabaab ku soo beegi jireen weearardooda.

- Advertisement -

Ciidamada Xasilinta ayaa markii ay baaritaanka ku guda jiraan ula macaamilaya dadka si asluubeysan iyaga oo hubinaya dadka saaran iyo hadii ay jiraan hub ama qarax lagu dhex qariyay gaadiidka ay baarayaan.

Ciidamadan oo qaarkood ay afka u duuban yihiin ayaa  xira wadooyinka waaweyn e magaalada iyadoo baaritaan iyo joojin ku sameeya gadaiidka, waxaana la arkaa iyagoo xilligada habeenkii howlgal ku jira.

Maalaayiinta soomaliyeed eek u dhaqan Muqdisho ayaa intooda badan bogaadiyay howlgalka xasilinta xcaasimada inkastoo ay hada suulagayaan marka baaritaanka socdo sida ay wadooyinka isugu xirmaan maadama dadka ay yihiin danleey.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in laga gaaray dantii laga lahaa howlgalka xasilinta amniga Muqdisho.

Hoos Ka Dhageyso Codka

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts