HomeBarnaamijyadaDHAGEYSO: Barnaamijka Fanka Iyo Suugaaanta Radio Dalsan

DHAGEYSO: Barnaamijka Fanka Iyo Suugaaanta Radio Dalsan

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 12/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 10/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Todobaadkan barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta Idaacada Dalsan waxaa marti ku ah Fanaanka da’da yar ee Muqdisho, Khadar Ibraahim Keeyow, isagoo kusoo bandhigay Heeso cusub ee uu dhawaan qaaday. fanaanka, oo noogu yimid Studiyaha Dalsan ayaa ka waramay Safar uu ku tagay Nairobi iyo Bandhig Faneed uu ku qabtay. Halkaan hoose ka dhagyso Barnaamijka.    

- Advertisement -

Todobaadkan barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta Idaacada Dalsan waxaa marti ku ah Fanaanka da’da yar ee Muqdisho, Khadar Ibraahim Keeyow, isagoo kusoo bandhigay Heeso cusub ee uu dhawaan qaaday.

fanaanka, oo noogu yimid Studiyaha Dalsan ayaa ka waramay Safar uu ku tagay Nairobi iyo Bandhig Faneed uu ku qabtay.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhagyso Barnaamijka.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories