HomeCiyaarahaSoomaalia oo guulo ka soo hoyday Ciyaaraha Doomaha Bariga Afrika+Sawirro

Soomaalia oo guulo ka soo hoyday Ciyaaraha Doomaha Bariga Afrika+Sawirro

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Xiriirka Soomaaliyeed ee Doomaha  ayaa guulo ka soo hoyay tartanka ciyaaraha Doomaha ee Bariga iyo bartamaha Afrika. Tartankan oo ka dhacay  magaaalda Khatoum  ee dalka Sudan  waxaa ka soo  qayb galay  dalalka Somalia, Kenya, Sudan, Djibouti, Eretrea iyo Uganda oo laysku yiraahdo (CECAROCAF) Waxaa Soomaaliya uga qayb galay sedex  ciyaaryahan oo kala ah Asad Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xiriirka Soomaaliyeed ee Doomaha  ayaa guulo ka soo hoyay tartanka ciyaaraha Doomaha ee Bariga iyo bartamaha Afrika.

Tartankan oo ka dhacay  magaaalda Khatoum  ee dalka Sudan  waxaa ka soo  qayb galay  dalalka Somalia, Kenya, Sudan, Djibouti, Eretrea iyo Uganda oo laysku yiraahdo (CECAROCAF)

- Advertisement -

Waxaa Soomaaliya uga qayb galay sedex  ciyaaryahan oo kala ah Asad Maxamed Xasan iyo Axmad Nuur  Aadan oo ku tartamayay 500 Mitir iyo Cabdifitaax Cabdullahi Muuse oo ku tartamayay 200 Mitir.

Wiilasha Soomaaliyeed ayaa kaalinta labaad ka galay  tartanka 200 Mitir,halka ay kaalinta sedexaad ka galaeen  500 Mitir, waxayna gacanta ku soo dhigeen bilaada Qalinka iyo tan maarta.

Dhanka kale isla magaalada Khartoum ee dalka Sudan   waxaa ka dhacay  Shirwaynaha xiriirada Doomaha qaarada Afrika waxaanaSoomaaliya uga qayb galay Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Doomaha Saciid Maxamed Maxamuud Xeyd isla markaana  ah guddoomiye ku xigeenka xiriirka Doomaha Qaarad Afrika  (Confederation African Canoe )

- Advertisement -

SHirkan  ayaa looga hadlayay sidii loo horumarin lahaa xiriirada doomaha qaarada Afrika, waxaana halkaas looga dooday hindise Sharciyeed oo ay soomaaliya soo jeedisay kaa soo ahaa in xal loo helo arin  la isku mari waayey oo ahayd  Xoghayaha guuud iyo xisaabiyaha oo kala dagan Kenya iyo Morocco sidii ay  u wadagi lahaayeen saxiixa, waxaaan Soomaaliya  u soo jeediyay in Xisaabiyaha laga saaro dastuurka oo howshaas loo wada idmado Xoghayaha oo lagu kordhiyo Guddoomiye kuxigeen 3aad,  waana la isku raacay.

Shirkan waxaa dhinac socday shirka Guddiga Fulinta Xiriirka Doomaaha Caalamka International Canoe Fedeation oo marki ugu  horeysay lagu qabtay dalka Afrika ka soo looga dooday sidii ciyaaraha doomaha ay ula tartamami lahaayeen ciyaaraha kale ee caalamka loona horumarin lahaa.

Doorka Soomaaliya ee xagga maamulka iyo xaga tartamada ayaa ah mid muuqda oo marba marka dambeeya sare u sii kacaya,iyadoo Soomaaliya loo balan qaaday in lasoo gaarsiin doono qalab ay tababar ku qaatan si ay u horumariyaan ciyaaraha Doomaha.

 

DSC09192 unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6) unnamed (7) unnamed (8) unnamed (9) unnamed (10) unnamed (11) unnamed (12) unnamed (13) unnamed (14) unnamed (15) unnamed (16) unnamed (17) unnamed (18) unnamed

 

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Goos Media Department

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts