HomeTagsWaxbarashada Soomaaliya

Tag: Waxbarashada Soomaaliya

spot_imgspot_img

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirka Waxbarashada Bariga Afrika

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa Nairobi kaga qayb galay shirka labaad ee waxbarashada EAC, kaas oo diiradda lagu saaray maalgelinta waxbarashada, tababarka macallimiinta iyo horumarinta nidaamyada waxbarashada gobolka.

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si rasmi ah u furay imtixaanka qaranka

Xamsa oo furay imtixaanka qaranka ee dugsiyada sare Muqdisho, Sabti 20 Juun 2026 – Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img