HomeTagsMareykanka

Tag: Mareykanka

spot_imgspot_img

Dahabka oo kor u kacay, suuqyaduna Fed-ka ayay sugayaan

Dahabka oo kor u kacay Isniintii kadib xiisadda u dhaxeysa Mareykanka iyo Iiraan oo degtay, iyadoo suuqyadu ay sugayaan go'aanka Fed-ka ee toddobaadkan.

Deni oo ka qaatay Mareykanka balanqaad amni iyo maalgashi

Puntland iyo Mareykanka oo xoojinaya iskaashiga Garoowe, 20 May 2026 – Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugatoor,...

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay 6 markab: Waxa aad u baahan tahay in aad ogaato

Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay lix markab oo la sheegay inay sideen saliidda Venezuela, iyo qaraabo la sheegay inay xiriir la leeyihiin Maduro, kadib qabashada markabka Skipper.

Mareykanka oo War kasoo saaray Shirkii Madaxda Somalia iyo dalalka safka hore

Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa War kasoo saartay shirkii shalay Madaxweyneyaasha Soomaaliya, Kenya, Jabuuti iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya ku yeesheen magaalada caasimadda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img