HomeTagsDhaqaalaha

Tag: Dhaqaalaha

spot_imgspot_img

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Soomaaliya Oo Diyaarinaysa Lacag Cusub 35 Sano Kadib

Dowladda Soomaaliya ayaa diyaarinaysa soo saarista Shilling Soomaali cusub, iyadoo Baanka Dhexe uu sheegay in qorshuhu marayo heer sare, xilli lacagihii hore ay si weyn u duugoobeen, ganacsatada qaarna ay bilaabeen inay diidaan.

madaxweynaha Koonfur Sudan Oo Beddelay Guddoomiyihii Baanka Dhexe

Madaxweynaha Koonfur Sudan Salva Kiir oo xilka ka qaaday guddoomiyihii baanka dhexe Johnny Ohisa, isagoo bedel u magacaabay Addis Ababa Othow.

Soomaaliya oo Rabat kaga qayb gashay madasha kobaca caalamka

Abukaate oo Rabat ka sheegay: Hubanti-la’aanta waxaan u beddeleynaa fursado Rabat, Morocco – 23 May 2026 – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img