Abdalle Yahye Ali

Website Administrator at Radio Dalsan, focused on content management, design, and digital publishing. Skilled in creating engaging articles and maintaining a clean, user-friendly website experience.

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirka Waxbarashada Bariga Afrika

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa Nairobi kaga qayb galay shirka labaad ee waxbarashada EAC, kaas oo diiradda lagu saaray maalgelinta waxbarashada, tababarka macallimiinta iyo horumarinta nidaamyada waxbarashada gobolka.

Somalia to Issue New Currency for First Time in 35 Years

The Somali government is preparing to issue a new Somali Shilling, with the Central Bank saying that the plan is at an advanced stage, at a time when the old currency has become significantly outdated and some businesses have begun to reject it.

Soomaaliya Oo Diyaarinaysa Lacag Cusub 35 Sano Kadib

Dowladda Soomaaliya ayaa diyaarinaysa soo saarista Shilling Soomaali cusub, iyadoo Baanka Dhexe uu sheegay in qorshuhu marayo heer sare, xilli lacagihii hore ay si weyn u duugoobeen, ganacsatada qaarna ay bilaabeen inay diidaan.

Khutbaddii Jumcaha Oo Isu Beddeshay Geeri Lama Filaan Ah

Imaam ka tirsan masaajid ku yaalla Marooko ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday mimbarka isagoo jeedinaya khutbaddii Jumcaha, dhacdo lama filaan ah oo si weyn u taabatay dadkii masaajidka ku sugnaa.

UN Begins Reducing Its Presence in Somalia

The United Nations is beginning to reduce its presence in Somalia, reducing staff and assets in some missions,

Qaramada Midoobay oo Bilaabaysa Yareynta Joogitaankeeda Soomaaliya

Qaramada Midoobay ayaa bilaabaysa yareynta joogitaankeeda Soomaaliya, iyadoo la dhimayo shaqaalaha iyo hantida qaar ka mid ah howlgallada,

Ilkaha oo ka mid ah qaybaha ugu adag ee jidhka bini’aadamka

Ilkaha ayaa ka mid ah qaybaha ugu adag jidhka bini’aadamka, waxaana qaab-dhismeedkooda gaarka ah uu u saamaxaa inay sii jiraan kumannaan sano, xitaa kadib marka qaybaha kale ee jidhku baaba’aan.

Must read