Abdalle Yahye Ali

Website Administrator at Radio Dalsan, focused on content management, design, and digital publishing. Skilled in creating engaging articles and maintaining a clean, user-friendly website experience.

Ma Garoowe waxay noqonaysaa caasimadii ugu casrisan Puntland? Deni oo furay waddo cusub iyo barxad loogu magac daray geesi!

Deni oo wadada Wadnaha iyo barxadda Gen. Qalyare ka jaray xarigga Garoowe, 27 Juun 2026 – Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta galabta...

Mareykanku ma taageeri doonaa Qorshaha Isbeddelka Somalia ? Beenebeene oo Rome kula hadlay!

Soomaaliya iyo Mareykanka oo iska kaashanaya bani'aadannimada Rome, 25 Juun 2026 – Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa...

Qoor Qoor iyo Mahad oo isfaham hordhac ah ka gaaray doorashada Galmudug

Qoor Qoor iyo Mahad oo isfaham hordhac ah ka gaaray doorashada Galmudug Dhuusamareeb, 23 Juun 2026 – Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor),...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Kulankii Ugu Horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Kulankii Ugu Horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara Nayroobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta...

Guddoonka Baarlamaanka oo ka hadlay furitaanka Kalfadhiga 8-aad

Guddoonka Baarlamaanka oo diyaarinaya kalfadhiga 8-aad Muqdisho, 22 Juun 2026 – Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha...

Soomaaliya oo ku Biirtay Guddiga Fulinta ee INPDPA

Soomaaliya oo ku Biirtay Guddiga Fulinta ee INPDPA Mudane Mohamed Nur Olow, oo ah Mareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha Soomaaliya, ayaa ka qeyb...

Taliyaha Booliiska oo faray CID: Mudnaanta koowaad inay siiyaan haweenka iyo caruurta.

Taliyaha Booliiska oo ku baaqay dhowrista xuquuqda haweenka iyo caruurta Muqdisho, 20 Juun 2026 – Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta...

Must read