Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa Kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Xarunta Golaha ee Magalada Muqdisho,iyada oo lagu dhawaaqay Gudiga doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaannada ayaa loo qeybiyey Magacayada Guddiga oo ka kooban 15 Xubnood oo ka tirsan golaha Shacabka,kuwaas oo ka shqeyn doona doorashada
Guddiga lagu dhawaaqay ayaa dhexdooda waxa ay iska soo dooran doonaan Guddoomiye iyo ku xigeeno si howshooda ay u dhameystirtaan.
Hoos Ka Akhriso Magacyada 15 xubnood ee guddiga.