HomeMaqalDhageyso:-Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo loo xiray Musuq maasuq

Dhageyso:-Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo loo xiray Musuq maasuq

Date:

Related stories

Turkey Expands Its Role in Counterterrorism Operations in Somalia

"Türkiye will directly support the efforts of Somali forces against Al-Shabaab and ISIS," Fidan said, elaborating on plans to expand security cooperation and counterterrorism operations.

Ma runbaa in Pentagon-ku beddelay koodhka nukliyeerka?

Ma runbaa in Pentagon-ku beddelay koodhka Nukliyeerka? Maqaalkan waxaan ku lafagurnay xaqiiqada ka dambaysa sheegashooyinka baraha bulshada,

Somali Forces Crush Al-Shabaab, 33 Militants Killed in Major Raid

Somalia's intelligence agency has delivered a major blow to Al-Shabaab, killing over 33 militants in a series of coordinated operations in the Middle Shabelle region, dismantling key hideouts and logistical networks.

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Waaxda dambi-baarista ayaa Maanta waxa ay shaaciyeen in Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan booliska Soomaaliyeed ay u xiran yihiin musuq maasuq ay ku kaceen.

Saraakiil iyo Ciidamo gaaraya 28 xubnood oo ka tirsan Ciidanka Booliska ayaa u xiran eeda ah Musuq,sida uu sheegay taliye ku xigeenka Hay’adda Dambi Baarista ee CID-da Bishaar Abshir Geedi.

Waxa uu sheegay in weli uu socdo ololaha looga hortagayo falalka la xiriira musuq maasuqa,isla markaana 28 isugu jira Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed ay ku jiraan Xabsiga dhexe baaritaana uu ku socdo.

Dhinaca kale taliye ku xigeenka Hay’adda Dambi Baarista ee CID-da Bishaar Abshir Geedi ayaa ugu digay Shacabka Soomaaliyeed in sraakiisha iyo Ciiadmada inay u horseedaan qaadashada laaluushka,laakin loo baahan yahay in ciidamadu ay dadka Shacabka ah ugu Shaqeeyaan si bilaash ah.

Dowladda Soomaaliya ayaa maalmahaan waxa ay waday qorsho looga hortagayo musuq maasuq ay sameeyeen madaxda dowladda,waxaana haatan xiran,saraakiil iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Hay’adaha kale ee Dowladda.

Hoos Ka Dhageyso Codka taliye ku xigeenka Hay’adda Dambi Baarista ee CID-da Bishaar Abshir Geedi.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories