HomeWararGarowe -Maxaabiista ku jirta Xabsiga Weyn oo gadooday,Cuntadiina ka soomay

Garowe -Maxaabiista ku jirta Xabsiga Weyn oo gadooday,Cuntadiina ka soomay

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Wararka naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in ay Maanta Maxaabiista ku xiran Xabsigaas ay sameeyeen Gadood iyo inay cuntada ka soomaan.

Maxaabiista ayaa sababta ay Cuntada uga soomaan gadoodkana u sameeyeen waxa ay ku sheegeen Handhaqanka iyo dhinaca cuntada oo ay sheegeen in la musuq maasuqo.

Gadoodka iyo cunta ka soomida kadib ayaa waxaa Xabsiga tegay Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Cadaalada iyo Taliska ciidanka Asluubta Puntland,kuwaas oo ugu dambeyn xal ka gaaray arrintaas.

Dhowr mar ayaa sidaan oo kale Maxaaabiista ku xiran Xabsiga Magalada Garoowe waxa ay sameeyeen Gadood,waxana xilligaas balan qaaday in ay wax ka qaban doonaan cabashadooda mas’uuliyiintii xilligaas ee Wasaaradda Cadaaladda Puntland.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories