HomeWararKenya: Waxaan ku raad-joogaan rag Alshabaab lala xiriirinayo Afduub ka dhacay...

Kenya: Waxaan ku raad-joogaan rag Alshabaab lala xiriirinayo Afduub ka dhacay Xagar-dheer

Date:

Related stories

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Abaaraha iyo Fatahaadaha Soomaaliya oo Miiska Caalamka La Saaray

Soomaaliya oo Brazil ku soo bandhigtay fursadaha iyo caqabadaha maalgelinta cimilada.

Xiriiriyaha Gobalka W/bari Kenya, Mohamoud Salah ayaa sheegay inay Boliska aqoonsadeen  Afar nin oo ka tirsan Xarakadda Alshabaab, kuwaasi oo uu sheegay inay baxsadeen muddadii uu socday Hawlgalkii Jimcihii hore  lagu soo furtay Macallimad Kenyaan ah oo laga soo afduubtay Xeradda Qaxootiga ee Xagar-dheer. Ciiddamo isugu jira Kenyan iyo Somalia ayaa soo badbaadiyey Macallimaddaasi oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xiriiriyaha Gobalka W/bari Kenya, Mohamoud Salah ayaa sheegay inay Boliska aqoonsadeen  Afar nin oo ka tirsan Xarakadda Alshabaab, kuwaasi oo uu sheegay inay baxsadeen muddadii uu socday Hawlgalkii Jimcihii hore  lagu soo furtay Macallimad Kenyaan ah oo laga soo afduubtay Xeradda Qaxootiga ee Xagar-dheer.

Ciiddamo isugu jira Kenyan iyo Somalia ayaa soo badbaadiyey Macallimaddaasi oo lagu magacaabo Judy Mutua, taasi oo lagu haystay Deegaan 15-Km gudaha ugu jira Xuduuka Somalia.

- Advertisement -

Xiriiriyaha Gobalka W/bari Kenya, waxa uu intaasi ku daray inay iskaashi dhow la leeyihiin Maamulka Degmadda Dhoobley, si loo soo qabto ama loo dilo raggaas baxsadka ah, waa sida uu haadalka u dhigay.

Dhinaca kale, waxa uu tilmaamay in Hawlgalkii Jimcihii la soo dhaafay ay ku dileen mid ka mid ah Kooxihii afduubka geystay, kaasi oo  maydkiisa la dhigay Qeybta Maydadka ee Isbitaalka Degmadda Garissa, waa sida uu hadalka u dhigay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts