HomeTagsWarka

Tag: Warka

spot_imgspot_img

DFS oo Dhaqan Gelisay Nidaamka Badda ee ECTN, Somaliland oo ka Hortimid

Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, ayaa soo saartay amar ku socda dhammaan maraakiibta iyo gaadiidka kale ee soo galaya Badda Soomaaliya, kaas oo la xiriira dhaqan-gelinta nidaamka cusub ee ECTN (Electronic Cargo Tracking Note).

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img