HomeTagsSoomaaliya

Tag: Soomaaliya

spot_imgspot_img

Soomaaliya oo taariikhiga ugu horeysay ka qayb gelaysa isreeb-reebka AFCON 2027

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay isreeb-reebka AFCON 2027 Qaahira, Masar – 20 May 2026 – Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF) ayaa maanta si rasmi ah u...

Waa sidee? Wasiirka Hawlaha Guud ee Soomaaliya iyo GCC oo Baku ku dhawaaqay iskaashi cusub oo dib-u-dhiska dalka beddeli kara

Wasiirka Hawlaha Guud ee Soomaaliya oo Baku kula kulmay Xoghayaha GCC Baku, 19-May-2026 – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaciil...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10 May 2026 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qayb galay...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa caawa kulan gaar ah la yeeshay Hoggaamiyaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img