HomeTagsKoonfur Galbeed

Tag: Koonfur Galbeed

spot_imgspot_img

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Madoobe Oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Turkiga

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Muqdisho kula kulmay Safiirka Turkiga, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen amniga,

Madoobe oo Qatar la wadaagay baahiyaha horumarinta Koonfur Galbeed

Madoobe oo Qatar kula wadatay horumarinta Koonfur Galbeed Muqdisho, 18 Juun 2026 – Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta magaalada...

Madoobe oo Shiinaha la wadaagay baahiyaha horumarinta Koonfur Galbeed

Madoobe oo Shiinaha la wadaagay baahiyaha horumarinta Koonfur Galbeed Muqdisho, 18 Juun 2026 – Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11 Juun 2026 – Munaasabad lagu xil wareejinayo Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane...

Baydhabo oo dooranaysa hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Baydhabo oo dooranaysa hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Baydhabo, 10 Juun 2026 – Doorashada hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS) ayaa hadda si toos ah uga socota magaalada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img