Abdalle Yahye Ali

Website Administrator at Radio Dalsan, focused on content management, design, and digital publishing. Skilled in creating engaging articles and maintaining a clean, user-friendly website experience.

Maraykanka oo Soomaaliya U Kordhiyay Taageerada AUSSOM Hal Sano Ah

Maraykanka ayaa Qaramada Midoobay u oggolaaday hal sano oo dheeraad ah si loo sii wado taageerada saadka ee ciidamada AUSSOM ee Soomaaliya.

Ilhan Omar oo La Weeraray, Ninkii Ka Dambeeyay oo Xabsi Lagu Riday

Anthony James Kazmierczak, oo 56 jir ah, ayaa lagu xukumay 14 bilood oo xabsi federaal ah kadib markii uu qirtay inuu weeraray Xildhibaan Ilhan Omar intii lagu jiray kulan dadweyne oo ka dhacay Minneapolis bishii Janaayo 2026.

Maraykanka oo Fiiso U Diiday Abbas, EU-na Ka Falceliyay

Midowga Yurub ayaa Maraykanka ugu baaqay inuu dib uga fiirsado go’aanka fiisaha looga diiday Madaxweynaha Falastiin Mahmoud Abbas iyo mas’uuliyiin kale oo doonayay inay ka qaybgalaan shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee New York.

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dagaalka Yemen oo Qaxooti Cusub Ku Soo Riixaya Jabuuti

Ku dhawaad 500 qof oo Yemen ka soo qaxay ayaa gaaray Jabuuti, iyadoo colaadda dalkaas ay sii xumaanayso.

Must read