HomeWararBaarlamaanka Labada aqal oo manta si adag kaga doodaya wax ka bedelka...

Baarlamaanka Labada aqal oo manta si adag kaga doodaya wax ka bedelka Dastuurka

Date:

Related stories

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Prego unveils dining-table recording device, raising privacy concerns

The company says the product uses advanced audio processing to distinguish between multiple speakers, allowing users to store and revisit conversations from social gatherings and private meetings. Marketed as a way to preserve personal memories, the device is designed to blend into dining spaces and operate unobtrusively.

Somalia PM Hamza Lays Foundation Stone for National Curriculum Center, Warns Against Occupying Public Land

“A quality curriculum is the foundation of education. This center will serve as a hub for shaping the knowledge and intellectual growth of our children,” he stated.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wali wada doodad ay ka leeyihiin wax ka bedelka Dastuurka, kaasi oo fadhiyadii dambe ee Baarlamaanka si weyn laga dooday.

Waxaana manta furmay Kulanka wada-jirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuuriyadda federaalka Soomaaliya, waxaana si gaar ah ay kaga doodayaan curubyo ka mid ah wax-ka bedelka dastuurka.

Sidoo kale waxaa la filayaa in la soo gabagabeeyo doodda wax ka beddelka afarta cutub ee dib u eegista lagu sameeyay, gaar ahaane cutubka Afaraad madaxyadiisa 3aad iyo 4aad ee waxkabadalka lagu sameeyay ee Dastuurka KMG ah.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories