HomeWararMunaasabadda Xuska 26-ka June oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka

Munaasabadda Xuska 26-ka June oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka

Date:

Related stories

Maxamed Ordaaye: Sidee Muwaadin reer Togdheer ah u qabsaday Caalamka isagoo aan hadlin?

Maxamed Ordaaye, oo ah wiil Soomaaliyeed oo ku nool deegaanka Duruqsi,

Hawiye Elders Meet Opposition in Mogadishu as Term-End Crisis Deepens

Opposition politicians and traditional Hawiye elders have convened in Mogadishu for a critical meeting aimed at de-escalating political tensions and forging a consensus on the country's electoral future. The talks come as Somalia faces a potential constitutional crisis with presidential and parliamentary mandates nearing their end.

Guddiga Dastuurka oo soo saaray Amar ku aaddan in Wasiirradu banneeyaan xilalka Baarlamaanka

Guddoomiye Avv. Burhaan Aadan Cumar ayaa soo saaray war-saxaafadeed wasiirrada looga dalbanayo inay banneeyaan xilalka ay ku dhex leeyihiin Baarlamaanka.

Gariirka Siyaasadda Muqdisho: Maxaa looga hadlay shirkii Sheikh Sharif iyo Odayaasha Hawiye

Siyaasiyiinta mucaaradka iyo odayaasha dhaqanka ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay hoyga Sheikh Sharif Sheikh Ahmed.

Dastuurka Cusub iyo Saameyntiisa: Wasiirradii isku hayay labada xil oo wajahaya xaalad adag

Dowladda Federaalka ayaa soo saartay amar wasiirrada loogu sheegayo inay kala doortaan xilkooda wasiirnimo iyo xubinimada baarlamaanka.

Munaasabada 26-ka June oo ah Munaasabad qiimo weyn ugu fadhida ummadda Soomaaliyeed ayaa waxaa ay ka mid tahay Munaasabadaha taariikhda dalkeena Soomaaliya qaaliga ku ah.

26-June 1960-kii Maanta oo kale ayaa markii ugu horeysay waxaa suurta galay in dhulka soomaaliyeed oo xor ah laga taago Calanka Jamauuriyadda Soomaaliya, ka dib markii gumeytihii Ingiriiska uu oggolaaday in uu xoriyada siiyo Gobolada Waqooyi ee dalka.

Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka ayaa waxaa xalay lagu qabtay munaasabad lagu xusayay 62 guuradii ka soo wareegtay markii ay xorriyadda qaateen gobollada waqooyi ee Soomaaliya, waxaana ka qeyb galay Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada.

Saqdii dhexe ee habeenimadii 26-kii June 1960, iyadoo fagaaraha bartamaha Magaalada Hargeysa xilliga 12-ka habeenimo laga taagay Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaana halkaas lagu saaray Calankii Soomaaliyeed iyo dabaal deg weyn oo loo sameeyay maalintaas.

Dadweyne farabadan oo watay calanka Soomaaliya ayaa xalay isugu soo baxay fagaaraha daljirka daah-soon ee degmada Boondheere, iyagoona halkaas ugu dabaal-degayey munaasabadda lagu xusayay 62 guuradii ka soo wareegtay markii ay xorriyadda qaateen gobollada waqooyi ee Soomaaliya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories