HomeWararKulanka Golaha Shacabka oo Goor dhow furmaya iyo Xildhibaano Mooshin wada

Kulanka Golaha Shacabka oo Goor dhow furmaya iyo Xildhibaano Mooshin wada

Date:

Related stories

Turkey Expands Its Role in Counterterrorism Operations in Somalia

"Türkiye will directly support the efforts of Somali forces against Al-Shabaab and ISIS," Fidan said, elaborating on plans to expand security cooperation and counterterrorism operations.

Ma runbaa in Pentagon-ku beddelay koodhka nukliyeerka?

Ma runbaa in Pentagon-ku beddelay koodhka Nukliyeerka? Maqaalkan waxaan ku lafagurnay xaqiiqada ka dambaysa sheegashooyinka baraha bulshada,

Somali Forces Crush Al-Shabaab, 33 Militants Killed in Major Raid

Somalia's intelligence agency has delivered a major blow to Al-Shabaab, killing over 33 militants in a series of coordinated operations in the Middle Shabelle region, dismantling key hideouts and logistical networks.

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa Goor dhow waxaa uu kulan uga furmi doonaa Xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho, kulanka Golaha Shacabka ayaa waxaa hortegaya Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Farmaajo.

Ajandaha kulanka maanta ayaa ah doorashada Guddoomiyaasha Guddiyada joogtada Golaha shacabka iyo dhaarinta Madaxweynihii hore ee dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo marka la dhaariyo noqonaya Xildhibaan Abadiya ah.

Inkastoo aanu weli kulanka la furin, haddana wararka laga helayo Xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegaya in Mooshin lagu dalbanayo in aan la dhaarin Madaxweyne hore Maxamed C/llaahi Farmaajo ay gudbiyeen Xildhibaano uu hoggaaminayo C/raxmaan C/shakuur Warsame.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa intooda badan ku sugan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, waxaana goorsii horreeysay Xildhibaanada loo diray farriimo loogu wargelinayo in Maanta oo Axad ahuu jiro kulanka Golaha.

Shalay ayaa waxaa lagu waday inuu uu qabsoomo, balse Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe ayaa dib u dhigay kulankaas, sababo jiray awgood, waxaana baaqashiisa uu kusoo aaday, xilli uu socday weerarkii Hotelka Xayaat.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories