HomeWararAkhriso:-Dowladda oo Go’aano Cusub kasoo saartay Masaajidda dalka

Akhriso:-Dowladda oo Go’aano Cusub kasoo saartay Masaajidda dalka

Date:

Related stories

Maxamed Ordaaye: Sidee Muwaadin reer Togdheer ah u qabsaday Caalamka isagoo aan hadlin?

Maxamed Ordaaye, oo ah wiil Soomaaliyeed oo ku nool deegaanka Duruqsi,

Hawiye Elders Meet Opposition in Mogadishu as Term-End Crisis Deepens

Opposition politicians and traditional Hawiye elders have convened in Mogadishu for a critical meeting aimed at de-escalating political tensions and forging a consensus on the country's electoral future. The talks come as Somalia faces a potential constitutional crisis with presidential and parliamentary mandates nearing their end.

Guddiga Dastuurka oo soo saaray Amar ku aaddan in Wasiirradu banneeyaan xilalka Baarlamaanka

Guddoomiye Avv. Burhaan Aadan Cumar ayaa soo saaray war-saxaafadeed wasiirrada looga dalbanayo inay banneeyaan xilalka ay ku dhex leeyihiin Baarlamaanka.

Gariirka Siyaasadda Muqdisho: Maxaa looga hadlay shirkii Sheikh Sharif iyo Odayaasha Hawiye

Siyaasiyiinta mucaaradka iyo odayaasha dhaqanka ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay hoyga Sheikh Sharif Sheikh Ahmed.

Dastuurka Cusub iyo Saameyntiisa: Wasiirradii isku hayay labada xil oo wajahaya xaalad adag

Dowladda Federaalka ayaa soo saartay amar wasiirrada loogu sheegayo inay kala doortaan xilkooda wasiirnimo iyo xubinimada baarlamaanka.

Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Go’aano Cusub oo ku socda Masaajida dalka, kuwaasi oo la xiira ka hortega faafida Cudurka halista ah ee Coronavirus.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta ayaa waxaa lagu sheegay in Aadaanka Jimcadda iyo Salaada Jamaacadda Masaajida loogu tukado si kooban, iyadoo la qaadanayo tallooyinka Caafimaad.

Go’aanada la soo saaray ayaa waxaa kamid ah in la xiro Suuliyada Masaajidda iyo weysaqaadka, isla markaana dadka loo sheego inay ku weysaqaatan guriyahooda, waxaa ku jira Go’aanada in Qof kasta uu ku tukanayo Masaajidka uu Afka iyo Sanka kusoo  xirto Mask iyo baati, si looga fogaado faafida Cudurka.

Waxaa kaloo Go’aanada ay soo saartay Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku jira in dadka qaba Cudurada lala noolaado inay ku tukadaan guriyahooda oo aysan imaan Masaajidda.

Hoos ka Akhriso Go’aanada ay soo saartay Wasaaradda Awqaafta.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories