HomeWararAkhriso:-Ajendaha Kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Akhriso:-Ajendaha Kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa kulankii labaad ee Kal-fadhiga 6-aad ee Golaha ay ku yeelan doonaan Xaruntooda Cusub ee Villa Hargeysa ee ku dhex taalla Madaxtooyadda Qaranka. Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay Saddex qodob oo kala ah 1- U Codeynta Xubin Magacaaban ee Guddiga Madax Banaan […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa kulankii labaad ee Kal-fadhiga 6-aad ee Golaha ay ku yeelan doonaan Xaruntooda Cusub ee Villa Hargeysa ee ku dhex taalla Madaxtooyadda Qaranka.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay Saddex qodob oo kala ah 1- U Codeynta Xubin Magacaaban ee Guddiga Madax Banaan ee Doorashooyinka Qaranka, 2- Akhrinta 2aad Hindise Sharciyeedka Dakhliga iyo 3-Akhrinta 1aad Dib Ugu Noqashada Miisaaniyada 2019.

- Advertisement -

Xalay ayaa waxaa Xildhibaanada Golaha Shacabka loo diray fariimo wargelin ah oo ku aadan in uu Maanta jiro kulan, isla markaana laga doonayo inay ka soo qeyb galaan.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maalintii Sabtida aheyd Akhrinta Koowaad marsiiyay Heshiiska Khuseeye Ilaalinta Hidda Dhaqameedka & Midka Dabiiciga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories