HomeWararDunida Muslimka oo Maanta laga Ciidayo

Dunida Muslimka oo Maanta laga Ciidayo

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Inta badan dalalka caalamka ayaa maanta isku mid ah looga ciidayaa waxaana guud ahaanba muslimiint ay yihiin kuwa u dabaal degaya munaasabadda ciiddul-adxa. Sidoo kalana deegaanada Soomaalida ayaa laga dareemayaa fantasyada maalintaa ku weyn muslimiinta waxaana badi magaalooyinka looga ciday si siku mid ah. Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa maamul-gobaleedyada ayaa hambalyo u diray shacabka […]

- Advertisement -

Inta badan dalalka caalamka ayaa maanta isku mid ah looga ciidayaa waxaana guud ahaanba muslimiint ay yihiin kuwa u dabaal degaya munaasabadda ciiddul-adxa.

Sidoo kalana deegaanada Soomaalida ayaa laga dareemayaa fantasyada maalintaa ku weyn muslimiinta waxaana badi magaalooyinka looga ciday si siku mid ah.

- Advertisement -

Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa maamul-gobaleedyada ayaa hambalyo u diray shacabka iyaga oo ugu hambalyeeyay maalintaan ku weyn muslimiinta guud ahaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories