HomeWararSawirro:-Maamulka Gobolka Banaadir oo xalay kormeer ku tegay qeybo ka mid ah...

Sawirro:-Maamulka Gobolka Banaadir oo xalay kormeer ku tegay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Siihayaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim Dheere) iyo Guddoomiye ku xigeenka  arrimaha Bulshada iyo wacyi galinta Marwo Basma Caamir Axmed (jaktti) ayaa xalay xilli danbe kormeery  aargada degmada Shangaani, gaar ahaan Waddada Abwaan Timacadde ee dhawaan dib loo dhisay, Kormeerkan oo qayb ay ka ahaayeen Agassimaha arrimaha […]

- Advertisement -

Siihayaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim Dheere) iyo Guddoomiye ku xigeenka  arrimaha Bulshada iyo wacyi galinta Marwo Basma Caamir Axmed (jaktti) ayaa xalay xilli danbe kormeery  aargada degmada Shangaani, gaar ahaan Waddada Abwaan Timacadde ee dhawaan dib loo dhisay,

Kormeerkan oo qayb ay ka ahaayeen Agassimaha arrimaha Bulshada Maxamed Axmed Cantoobo iyo maamulka Degmada Shangaani ayaa loogu kuur galayey qaabka ay u socoto  iftiiminta iyo bilic soo celinta lagu samaynayo aargada Degmada Shangaani, shirkadda Aragsan ayaa si isxilqaannimo leh kagala qeyb qaadatay maamulka Gobolka Banaaadir.

- Advertisement -

Shalay ayay aheyd markii guddoomiyaha arrimaha bulshada gobolka Banaadir Basmo Caamir ay kormeer ku tagtay Kawaan Bari isla markaana ay qiimayn ku soosameysay xaaladda Kawaanaka iyo hanaanka uu ugu diyaar garoobay gowraca xoolaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories