HomeWararWasiirka Arrimaha Dibedda Itoobiya oo Xil looga Magacaabay QM

Wasiirka Arrimaha Dibedda Itoobiya oo Xil looga Magacaabay QM

Date:

Related stories

Muqdisho: Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay ‘Wadnaha’ Dhaqaalaha Badda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay xarunta cusub ee Wasaaradda Dekedaha, isagoo ku dhawaaqay qorshe cusub oo lagu sugayo amniga badda iyo ilaalinta kheyraadka dabiiciga ah.

Dekedaha Iiraan iyo Cadaadiska Trump: Ma la gaaray xilligii xabbad joojin rasmi ah mise waa xeelad cusub?

Donald Trump oo go'aan layaab leh ka qaatay Iiraan: Xabbad-joojin la kordhiyay iyo xanibaado cusub oo lagu adkeeyay dekedaha.

NISA Confirms Airstrike in Guulane Kills Al-Shabaab Members

The first operation targeted a house where Al-Shabaab leaders and militiamen were stationed. At least 15 members were killed in the strike. The militants' base was also destroyed, which they had been using to organize militias and plan acts of destabilization.

Iiraan oo awooddeeda tustay caalamka xilli xabbad-joojin la hadal hayo.

Iiraan oo soo bandhigtay gantaal gaaraya 2,000 KM xilli la hadal hayo xabbad-joojin uu ku dhowaaqay Donald Trump.

Turkey Expands Its Role in Counterterrorism Operations in Somalia

"Türkiye will directly support the efforts of Somali forces against Al-Shabaab and ISIS," Fidan said, elaborating on plans to expand security cooperation and counterterrorism operations.

Xoghayaha Guud ee QM, Anrtonio Guterres waxa uu u magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Ethiopia, Dr. Workneh Gebeyehu inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Xafiiska QM ee ku yaalla magaalladda Nairobi (UNON).

Magacaabistiisa ayaa timid, kadib, markii uu ka guuleystay Diplomaasi u dhalatay dalka Ghana oo lagu magacaabo Hanna S. Tetteh, taasi oo iyadana loo magacaabay Ergayga Khaaska ee Xoghayaha Guud ee QM uga wakiilka ah Xarunta Ururka Midowga Afrika iyo Madaxa Xafiiska QM ee Ururka Midowga Afrika (AU) oo ku yaalla Caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba.

Dhinaca kale, Xafiiska Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed waxa ay bogaadiyeen Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Ethiopia oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Xafiiska QM ee ku yaalla magaalladda Nairobi (UNON).

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories