HomeWararDEG DEG: Wiil Dhalinyaro Kirishboy Ahaa oo Toorey Lagu Dilay Muqdisho

DEG DEG: Wiil Dhalinyaro Kirishboy Ahaa oo Toorey Lagu Dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Dekedaha Iiraan iyo Cadaadiska Trump: Ma la gaaray xilligii xabbad joojin rasmi ah mise waa xeelad cusub?

Donald Trump oo go'aan layaab leh ka qaatay Iiraan: Xabbad-joojin la kordhiyay iyo xanibaado cusub oo lagu adkeeyay dekedaha.

NISA Confirms Airstrike in Guulane Kills Al-Shabaab Members

The first operation targeted a house where Al-Shabaab leaders and militiamen were stationed. At least 15 members were killed in the strike. The militants' base was also destroyed, which they had been using to organize militias and plan acts of destabilization.

Iiraan oo awooddeeda tustay caalamka xilli xabbad-joojin la hadal hayo.

Iiraan oo soo bandhigtay gantaal gaaraya 2,000 KM xilli la hadal hayo xabbad-joojin uu ku dhowaaqay Donald Trump.

Turkey Expands Its Role in Counterterrorism Operations in Somalia

"Türkiye will directly support the efforts of Somali forces against Al-Shabaab and ISIS," Fidan said, elaborating on plans to expand security cooperation and counterterrorism operations.

Ma runbaa in Pentagon-ku beddelay koodhka nukliyeerka?

Ma runbaa in Pentagon-ku beddelay koodhka Nukliyeerka? Maqaalkan waxaan ku lafagurnay xaqiiqada ka dambaysa sheegashooyinka baraha bulshada,

Wararka naga soo gaaraya Isgooska KM4 ee magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in waxyar ka hor lagu tooreeyey wiil dhalinyaro ah oo magaciisa lagu sheeagay Axmed Cali Xassan oo gaari caasi ah kirishboy ka ahaa, kadib markii ay murmeen ragga rara gaadiidka dadweynaha ee loo yaqaano nacamleeyayaasha.

Ehelka marxuumka ayaa Radio Dalsan u xqiijiyey in Cabdi Xassan oo 26-tan jir ahaa uu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray weerarkaas oo loo adeegsaday toorey , islamarkaana la sheegay in wadnaha looga dhuftay.

Inta badan darawalada, Kishbooyada iyo kuwa rara gaadiidka dadweynaha ayaa isku maan dhaafa lacago aad u yar oo la siiyo nacamleeyayaasha, taasoo sababta murankooda inuu isku badalo gacan ka hadal, waxaana ay ku hubeysanyihiin Tooreeyo, baankado Bud iyo waxyaaba kale.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories