HomeWararWaqooyiga Kuurya oo mar kale tijaabisay Matoorka Gantaalladda.

Waqooyiga Kuurya oo mar kale tijaabisay Matoorka Gantaalladda.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Saraakiil Maraykan ayaa sheegay inay rumeysan yihiin inay tijaabadaasi qeyb ka tahay  Barnaamijka ay Milliteriga Waqooyiga Kuurya ku hormarinayaan Gantaalladda Isaga kala gudbi kara Qaaradaha ee loo yaqaano  intercontinental ballistic missiles. Tijaabadan ugu dambaysa oo dhacday Jimcihii la soo dhaafay ayaa timid iyadoo bilowgii bisshan la tijaabiyey Matoorka Gantaalladda. Warbaahinta Rasmiga ee Waqooyiga Kuurya ayaa […]

- Advertisement -

Saraakiil Maraykan ayaa sheegay inay rumeysan yihiin inay tijaabadaasi qeyb ka tahay  Barnaamijka ay Milliteriga Waqooyiga Kuurya ku hormarinayaan Gantaalladda Isaga kala gudbi kara Qaaradaha ee loo yaqaano  intercontinental ballistic missiles.

Tijaabadan ugu dambaysa oo dhacday Jimcihii la soo dhaafay ayaa timid iyadoo bilowgii bisshan la tijaabiyey Matoorka Gantaalladda.

- Advertisement -

Warbaahinta Rasmiga ee Waqooyiga Kuurya ayaa sheegay inuu Matoorkaasi taageero ka geysanaayo Awoodda lagu gani karo Gantaal-xambaaraha Dayax-gacmeedka  iyo inay Tijaabadaasi tahay qaabka cusub ee Matooradda Gantaalladda ridada dheer.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories