Dadka deegaanka gubadley ee Magalada Muqdisho ayaa waxa ay ka cabanayaan  cuduro ka dhashay qashin farabadan oo shirkadaha Nadaafada ay ka qaadaan Muqdisho,isla markaana...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale,ayaa ka hadlay wadooyinka ay xireyn Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo cabashada ka imaaneysa Shacabka ee ku aadan...
Dhacdadaan layaabka leh ayaa waxa ay Maanta ka dhacay Xaafada Kaawa-Godeey dhinaca degmada Dharenleey ee Gobolkaan Banaadir.
Falkan Gowraca ah ayaa la sheegay in uu...
Taliyaha Qaybta 43-aad ee dhawaan dowladda Soomaaliya ay u magacaawday Deegaanada Jubbaland General Cali Maxamed Maxamuud ( Bog-madoow ) oo wareysi dhinacya badan taabanaya...
Soomaalida ku nool dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxa ay xilligaan walaac ka muujinayaan Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalkaas oo joojisay bixinta Baasabboorka Soomaaliya.
Aqoon...