HomeWareysiyadaDhageyso:-Wasiirka Amniga” Dadka ka hadlaya Wadooyinka xiran waxaa ka hadalsiinaya Al-Shabaab “

Dhageyso:-Wasiirka Amniga” Dadka ka hadlaya Wadooyinka xiran waxaa ka hadalsiinaya Al-Shabaab “

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale,ayaa ka hadlay wadooyinka ay xireyn Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo cabashada ka imaaneysa Shacabka ee ku aadan xirnaanshaha Wadooyinka. Wasiirka ayaa sheegay in markii Wadooyinka Muqdisho ay ciidamadu xiraan ay soo dhexgalaan Al-Shabaab,iyaga oo iska dhigaya shacabka,isla markaana ka cabanaya in Wadooyinka loo furo. Waxa uu soo hadal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale,ayaa ka hadlay wadooyinka ay xireyn Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo cabashada ka imaaneysa Shacabka ee ku aadan xirnaanshaha Wadooyinka.

Wasiirka ayaa sheegay in markii Wadooyinka Muqdisho ay ciidamadu xiraan ay soo dhexgalaan Al-Shabaab,iyaga oo iska dhigaya shacabka,isla markaana ka cabanaya in Wadooyinka loo furo.

- Advertisement -

Waxa uu soo hadal qaaday weerarkii qaraxyada ku bilaawday ee Sabtida todobaadkii hore lagu qaaday Xarumaha Wasaaradaha Amniga iyo Gudaha ee Muqdisho,weeraradaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

“Runtii Al-Shabaab waa anaga oo kale dadka ayay ku dhex jiraan waliba weey ka hadashiiyaan,markii wadooyinka la xiro,iyaga oo shacab iska-dhigaya ayay qeyliyaan si wadooyinka loofuro,balse dowladdau waa ay ka hortagtay falkasta oo ay isku-dayeen in ay fuliyaan ayuu yiri Wasiir Ducaale.

Hal todobaad gudahood ayaa waxaa weeraro qaarxyo ku bilaawday lagu qaaday xarumo muhiim ah oo ku yaalla Muqdisho,waxaana weeraradaas sheegtay in ay ka dambeeyeen dagaalamayasha Al-Shabaab.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Amniga Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts