HomeWareysiyadaDhageyso:-Koonfur Galbeed oo sheegtay in Al-Shabaab kasoo badbaadiyeen in ka badan 10-ruux  oo...

Dhageyso:-Koonfur Galbeed oo sheegtay in Al-Shabaab kasoo badbaadiyeen in ka badan 10-ruux  oo u afduubnaa

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Taliska Booliska Gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen howlgal qorsheysan oo tuulooyin hoostaga degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ay ka fuliyeen. Taliyaha Booliska Koonfur Galbeed ee degmada  Diinsoor Shiine Mayow Aadan ayaa sheegay in howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen deegaan 75km u jirta degmada Diinsoor ay kusoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Booliska Gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen howlgal qorsheysan oo tuulooyin hoostaga degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ay ka fuliyeen.

Taliyaha Booliska Koonfur Galbeed ee degmada  Diinsoor Shiine Mayow Aadan ayaa sheegay in howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen deegaan 75km u jirta degmada Diinsoor ay kusoo furteen 11 ruux oo u xirnaa Al-Shabaab kuwaas oo qaarkood  ku xukumeen in ay bixiyaan lacag ama qori AK47 sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in howlgallada ay noqon doonaan kuwa si joogto ah ay u fuliyeen ilaa ay Al-Shabaab ka saaraan deegaanada ay maamulayaan,waxa uuna ugi baaqay ciidamada Koonfur Galbeed ay howlgalka sii laba jibaaraan.

Si kastaba hadalkaan kasoo baxay booliska Koonfur Galbeed weli dhankooda wax jawaab ah kama soo bixin.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha.

- Advertisement -

Cod Taliyaha Ciidanka booliska gaarka ah ee diinsoor Shiine Mayow Aadan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts