HomeWareysiyadaDhageyso:-Safaarada Somaaliya ee Sacuudiga oo joojisay bixinta Baasaboorka & walaac laga muujiyay

Dhageyso:-Safaarada Somaaliya ee Sacuudiga oo joojisay bixinta Baasaboorka & walaac laga muujiyay

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Soomaalida ku nool dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxa ay xilligaan walaac ka muujinayaan Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalkaas oo joojisay bixinta Baasabboorka Soomaaliya. Aqoon yahan Dr Xasan Xeyle oo ka mid ah Soomaalida ku dhaqan dalkaas ayaa Wareysi siiyey Radio Dalsan  ayaa sheegay in Sacuudiga ay ka waayeen Baasaboorka soomaaliga,isla markaana taasi ay saameyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Soomaalida ku nool dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxa ay xilligaan walaac ka muujinayaan Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalkaas oo joojisay bixinta Baasabboorka Soomaaliya.

Aqoon yahan Dr Xasan Xeyle oo ka mid ah Soomaalida ku dhaqan dalkaas ayaa Wareysi siiyey Radio Dalsan  ayaa sheegay in Sacuudiga ay ka waayeen Baasaboorka soomaaliga,isla markaana taasi ay saameyn ku yeelatay Soomaalida sharciga leh ee ku nool dalkaas.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in qof walba ee Soomaali ah ee doonaya in uu sharciga cusbooneysiisto in uu dhibaato u marayo helista baasaboorka,isla markaana ay jiraan dadka qaarkood oo mudo Shan Bilood ka hor dalbaday,welina aysan helin.

Waxaa aan weey diinay su’aal aheyd waxa sababay ayuu sheegay in ay la xiriireen masuuliyiinta Safaarada Soomaaliya ku leedahay Sacuudiga ay u sheegayaan in Garoonka Diyaaradaha Muqdisho uga xayiran yihiin balse dowladda Soomaaliya ay ka caga jiideyso in ay xaliso sida uu hadalka u dhigay.

Arrintaan ayaa ku soo aadeysa xilli maalmahaan uu jiro khilaaf ku saabsan arrimaah xajka kaas oo uu xilkiisii ku waayey Wasiirkii Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Aqoonyahan Dr Xasan Xeyle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts