HomeTagsIskaashiga

Tag: Iskaashiga

spot_imgspot_img

Turkiga oo Dekedda Muqdisho kawada mashruuca kalluumeysi

Wafdi ka socda Turkiga iyo shirkado kalluumeysi ayaa Dekedda Muqdisho kaga wadahadlay sidii loo dardargelin lahaa hirgelinta mashruuca iskaashiga ee ay hore u heshiiyeen labada dal.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img