The Federal Government of Somalia convened the first meeting of its National Unified Governance Committee, launching major reforms aimed at harmonizing administrative systems, strengthening inter-ministerial coordination, and building a modern, unified state structure.
Sanadihii u dambeeyay, shirar siyaasadeed oo ay yeesheen madaxda iyo siyaasiyiinta dalka ayaa noqday arrin si weyn u soo jiidatay indhaha shacabka. Shirarkan oo intooda badan ka dhacay Muqdisho iyo magaalooyin kale oo ka tirsan gobollada dalka, ayaa diiradda lagu saaray arrimo xasaasi ah oo quseeya jihada siyaasadeed, amniga, iyo mustaqbalka dowladnimada Soomaaliya.