Heshiiska waxaa dhinaca Soomaaliya u saxiixay Wasiirka Amniga Gudaha, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, halka dhinaca Tanzania uu u saxiixay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Patrobas Paschal Katambi. Sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa madaxda hay’adaha socdaalka ee labada dal, Mudane Mustafa Duhulow iyo Marwo Dr. Anna P. Makakala.
Somalia’s new E-Visa requires travelers to apply online and receive prior approval, while Somaliland’s Visa on Arrival allows immediate entry for citizens of all UN member states. The move by Somaliland is expected to expand tourism, investment, and international engagement, highlighting the differences between the two regions’ travel policies.