HomeTagsDalsan Media

Tag: Dalsan Media

spot_imgspot_img

Burburinta guryaha Tookiyo oo xiisad dhalisay

Xiisad ayaa ka taagan xaafadda Tookiyo ee Yaaqshiid, Muqdisho, kaddib markii ciidamada dowladda ay bilaabeen burburinta guryo ay degan yihiin dad rayid ah. Ku dhawaad 10 qof ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen iska horimaad dhex maray ciidamada iyo dadka deegaanka.

Robots humanoid ah oo loo adeegsan karo ilaalinta xuduudda

Shirkad Mareykan ah ayaa soo jeedisay in robots humanoid ah mustaqbalka loo adeegsado ilaalinta iyo sahminta xuduudda koonfureed ee Mareykanka, gaar ahaan meelaha adag ee ay khatar ku noqon karto in ay galaan saraakiisha.

mamulaha school ka Oo Ardayda Lacag Ku Siinaya Xaadirista Dugsiga hoose& sare

Dugsiyada Dadweynaha Detroit ayaa ardayda siinaya ilaa $100 toddobaadkii haddii ay si buuxda u xaadiraan dugsiga, iyadoo tallaabadan looga gol leeyahay in lagu yareeyo maqnaanshaha joogtada ah ee ardayda.

Somalia and UNDP Strengthen Cooperation on National Financing

Somalia's Minister of Finance, Bihi Iman Cige, met in Mogadishu with the new UNDP Representative, Christophoros Politis, as both sides discussed strengthening cooperation and how to develop the country's financing plans.

Wasaaradda Maaliyadda iyo UNDP oo xoojinaya iskaashiga

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa Muqdisho kula kulmay Wakiilka cusub ee UNDP, Christophoros Politis, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo sidii loo horumarin lahaa qorshayaasha maalgelinta dalka.

Somali forces have learned the secrets of criminal investigation

Officers and soldiers from the Somali Police and NISA have completed a 12-month training in modern techniques of crime investigation, collection and preservation of evidence.

Ciidamada Soomaaliyeed Oo Bartay Sirta Dambi-baarista

Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed iyo NISA ayaa soo dhameystay tababar muddo 12 bilood ah oo lagu barayay farsamooyinka casriga ah ee baarista dambiyada, ururinta iyo ilaalinta caddeymaha.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img