|

Dhakhaatiir Ka Digay Cudurrada Faafa.

Warar · Radio Dalsan · January 11, 2020
Dhakhaatiir Ka Digay Cudurrada Faafa.
In Summary

yadoo ay kordhayaan dadka la nool cudurada faafa sida HIV AIDS-ka Muqdisho ayaa ka digay koror ku yimid cudurrada faafa xilligan jiilaalka.

Iyadoo ay kordhayaan dadka la nool cudurada faafa sida HIV AIDS-ka Muqdisho ayaa ka digay koror ku yimid cudurrada faafa xilligan jiilaalka.

Isbitaallo dhowr ah oo uu kamid yahay Banaadir Hospital  ayaa sheegay inay arkeen bukaan badan oo qaba xanuuno kala duwan oo weliba kuwa faafa ku jiraan. Wasaaradda Caafimaadka ayaa bilowday olole wacyigelin.

Tallaalo iyo daawooyin ayaa la gaarsiiyay degmooyin kala duwan. Qoysaska ayaa lagu booriyay inay ilaaliyaan nadaafadda. Xaaladda ayaa si dhow loola socdaa.

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.