|

Madaxweyne Axmed Madoobe oo kusoo dhaweeyay Madaxweyne Saciid Deni Kismaayo, ka-qeybgalka Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Warar · Ilhaan · December 17, 2025
Madaxweyne Axmed Madoobe oo kusoo dhaweeyay Madaxweyne Saciid Deni Kismaayo, ka-qeybgalka Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya
**Madaxweyne Axmed Madoobe oo kusoo dhaweeyay Madaxweyne Saciid Deni Kismaayo, ka-qeybgalka Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya**
In Summary

Dowladda Gobolleedka Jubaland, Mudane

Madaxweynaha Dowladda Gobolleedka Jubaland, Mudane  Ahmed Mohamed Islaam Ahmed madoobe , ayaa Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee magaalada Kismaayo si rasmi ah kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi uu hoggaaminayo, kuwaas oo u yimid magaalada ka-qeybgalka Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya.

Socdaalkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo wada-shaqeynta siyaasadeed ee dowlad goboleedyada iyo qorshayaasha looga hadlayo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka. Ammaanka magaalada Kismaayo ayaa si weyn loo adkeeyay si loo hubiyo in shirka uu u socdo si nabad ah oo habsami leh.

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.