HomeWararPuntland: Qof ku jiray Xarunta karantiilka COVID-19 oo geeriyooday

Puntland: Qof ku jiray Xarunta karantiilka COVID-19 oo geeriyooday

Date:

Related stories

Maxamed Ordaaye: Sidee Muwaadin reer Togdheer ah u qabsaday Caalamka isagoo aan hadlin?

Maxamed Ordaaye, oo ah wiil Soomaaliyeed oo ku nool deegaanka Duruqsi,

Hawiye Elders Meet Opposition in Mogadishu as Term-End Crisis Deepens

Opposition politicians and traditional Hawiye elders have convened in Mogadishu for a critical meeting aimed at de-escalating political tensions and forging a consensus on the country's electoral future. The talks come as Somalia faces a potential constitutional crisis with presidential and parliamentary mandates nearing their end.

Guddiga Dastuurka oo soo saaray Amar ku aaddan in Wasiirradu banneeyaan xilalka Baarlamaanka

Guddoomiye Avv. Burhaan Aadan Cumar ayaa soo saaray war-saxaafadeed wasiirrada looga dalbanayo inay banneeyaan xilalka ay ku dhex leeyihiin Baarlamaanka.

Gariirka Siyaasadda Muqdisho: Maxaa looga hadlay shirkii Sheikh Sharif iyo Odayaasha Hawiye

Siyaasiyiinta mucaaradka iyo odayaasha dhaqanka ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay hoyga Sheikh Sharif Sheikh Ahmed.

Dastuurka Cusub iyo Saameyntiisa: Wasiirradii isku hayay labada xil oo wajahaya xaalad adag

Dowladda Federaalka ayaa soo saartay amar wasiirrada loogu sheegayo inay kala doortaan xilkooda wasiirnimo iyo xubinimada baarlamaanka.

Guddiga ka hortega faafida Cudurka halista ah ee Coronavirus ee Maamulka Puntland ayaa xalay shaaca ka qaaday in qof kamid ah dadkii looga shakisnaa COVID-19 ee la karantiilay uu geeriyooday.

Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in qofka uu ku geeriyooday Xarunta karantiilka, kaasi oo dhawaan looga shakiyay inuu qabo Cudurka, isla markaana laga qaaday baaritaano, wallow weli aysan soo bixin Natiijada baaritaanka la qaaday.

Sidoo kale qoraalka kasoo baxay Guddiga ka hortega faafida Cudurka ee Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in maalintii shalay aheyd la karantiilay 9 Ruux oo looga shakiyay inay qabaan Coronavirus, kuwaasi oo laga qaadi doono baaritaano kala duwan.

Guddiga ayaa shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland ugu baaqay inay qaatan tallooyinka Caafimaad ee loo jeedinayo, si looga hortego faafida Cudurka, isla markaana loo wadashaqeyo si wadajir ah.

Waa qofkii ugu horreeyay ee deegaanada Puntland gaar ahaan Magaalada Garoowe ku geeriyooday, isagoo ku jira Xarunta looga talagalay in dadka lagu karantiilo, kaasi oo weli aysan soo bixin Natiijada baaritaanka laga qaaday.

Hoos ka Akhriso Warbixin ay soo saareen Guddiga Puntland u qaabilsan COVID-19.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories