HomeWararSawirro:-Hirshabelle oo Jowhar ku qabatay koob Kubada Cagta oo lagu xusayey Maxamed...

Sawirro:-Hirshabelle oo Jowhar ku qabatay koob Kubada Cagta oo lagu xusayey Maxamed Dheere

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Gelinkii dambe ee Maanta Magalada Jowhar ee Xarunta Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle waxaa lagu soo gaba gabeeyey Ciyaar Kubadda Cagta ah oo lagu maamuusayey Marxuum Maxamed Caumar Xabeeb( Dheere) oo mar guddoomiye ka soo noqday Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Gaba gabada Tartanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabelle ,Wasiirro,Xildhibaanno ,Maamulka Gobolka Iyo kana Degmada Jowhar iyo inta badan dadka ku nool Magalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe.

Tartanka Kubadda Cagta ayaa waxaa ka qeyb galay 18 kooxood oo ka dhisan Magalada Jowhar,waxaana Finalaha ugu dambeeyey isugu soo haray oo Galabta wada Ciyaaraha Kooxaha Sahan iyo elman,waxaan ugu dambeyn Koobkii ku guuleystay kooxda Kubada Cagta Sahan.

Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo Koobka guddoonsiiyey Kooxda Sahan ayaa ayaa sheegay in Marxuum Maxamed Dheere oo guddoomiye kas oo noqday Gobolada Shabeellaha dhexe iyo Banaadir uu ahaa halyey wax badan u qabtay dadka ku nool Shabeellaha dhexe.

Dhammaan dadkii galabta Ciyaarta u soo daawasho tagay ayaa iyana waxaa ay soo bandhigeyn waxyaabihii ay ku xasuusteyn Marxuum Maxamed dheere intii uu noolaa ee uu guddoomiye ka ahaa Gobolka Shabeellaha dhexe.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories